Prof.Galaydh oo u Sharaxan Afhayeenka Baarlamaanka.

Prof.Galaydh oo u Sharaxan Afhayeenka Baarlamaanka.

23, Ogoosto 2012 

(Ogadentoday Press)- Rayul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Dowladdii Carta , sanadkii 2001. Sanadkii 2009 Prof.Cali Khaliif Galaydh ayaa shaaciyay in uu u sharaxan yahay afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya. 

Xukumaddii Maxamed Siyaad Barre Dr,Cali Khaliif Galaydh ayaa Soomaaliya ka soo nodey wasiirka Wershadaha.

Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu qabtey Hotel Safaxi ee magaalada Muqdisho,ayuu Galays sheegay inuu u tartan oogu jiro inuu noqdo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, waxaa goob joog ahaa siyaasiyiin, Xildhibaano iyo weliba oday dhaqameed.

Dadka Soomaalidda ah ayaa aaminsan In Muddane Cali Khaliif ka soo bixi karro Xilkan Gudoomiyaha Baralaamka Soomaaliya yahayna Aqoonyahan Soomaaliyeed

Advertisements

About khaatumosate

im somalia jornalis
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s