Xildhibano Ka Ridoobay Diinta Oo Dhowaan Ra’isal Wasaare Gaas Ku Daray Barlamanka Somalia Oo Dood Ka Keenay Salada “Naga Dhaafa Manta Aan Is Dhafino Hawsha” (Dhagahaga Ku Maqal)

Muqdisho(Allssc): Kulankii Barlamanka oo ka socday Adan Cade Airport  aya waxa la Adimay Salada Makhrib , waxana markiiba kacay Xildhibaano Ehlu Diin ah kuwaas oo u kacay Salada balse waxa markiiba arintaas dood ka keenay Rag kamida Gudiga diyaarinta Dorashada Gudoomiyaha Barlamanka, kuwaas oo ku dooday in salada Dib lo dhigo. Ragan oo si cad loo yaqaan inaysan haysan diinta Islamka kana Ridoobay Diinta Islamka ayaa iyaga oo Saxafada iyo Xildhibanada Ehlu Diinka ah ka qarsanaya ayay yidhaahdeen ” Xagee Ku Tukanaynaa? wuu isu jawabay Meel Lagu Tukado Maleh, waxaa xigta in la yidhi ma waayeeno meel aan ku tukano , waxa uu markiba soo celiyay Gabbalka Madoobanaya ee hawsha aan Isdhafino, aan Saladaha Danbe Isracino.

Xildhibanada Khayrka qaba ee ka mida Barlamanka ayaa qayliyay iyaga oo la yaban u sheegay Ragii Salada diidanaa in Salada lo kacayo. Waxa uu ugu danbayntii si cadhe leh uu u yidhi 10 Daqiiqo o salada halo baxo dhakhsana haloo soo laabto.

Xildhibanadan Ridoobay ayaa waxa si toosa magacyadooda looga soo dhibay Xafiiska Cabdiwali Gaas kaas oo Indhaha calanka kaga donayo Taageero ay siiyaan u sharaxnaantisa kursiga Ra’isal Wasaaraha waa hadii uu kusoo baxo Saxiibkiis Shariif Xasan Sikiin xilka Madaxweyne nimo. Ragan Aminsan Diimah kale oo hore uu u sheegay Cabdiwali Gaas in la ixtiraami doono ayaa durba bilaabay is hortaaga Cibaadada AlleImage

Advertisements

About khaatumosate

im somalia jornalis
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s