Jeneral Sematar oo Lagu Xukumay 21 Malyan oo Dollar.

Jeneral Sematar oo Lagu Xukumay 21 Malyan oo Dollar.

Ogoosto 29 2012.

Arbaco (OTP)- Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka Gobalka Virgina ayaa ku xukuntay Raysul Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Cali Sematar inuu bixiyo 21 Malyan oo Dollarka Maraykanka ah.
Maxkamaddan ayaa Xukunkan riday si Magdhow loo siiyo 7 qof oo Samatar ku eedaysay Inuu k a danbeeyay Jirdil loo gaystay.

Jeneral Samatar ayaa ahaa Wasiirkii Difaaca ee Dowladdii Maxamed Siyaad Bare 1980s Wuxuuna soo noqday Raysul Wasaare 1987 Illaa Burburkii Xukumadii Soomaaliya 1990.

Samatar ayaa diiday Dhamaan eedayntan Isla markaasna la sheegay Inuusan si toos ah falkan u samayn balse uu Maamulkii Ka mid ahaa arrimahan ka danbeeyay.Image

Advertisements

About khaatumosate

im somalia jornalis
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s