· Guests Online: 26 · Members Online: 0 · Total Members: 102 · Newest Member: jacfar5 BBC & VOA Somali BBC Somali 04:00 BBC Somali 11:00 BBC Somali 14:00 BBC Somali 18:00 VOA Somali 16:00 VOA Somali 17:00 VOA Somali 19:00 VOA Somali 20:00 Doorashada ayaa socota

Waxaa bilaabatay codeynta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya cusub ee Soomaaliya. Mudanayaasha baarlaaanka ayaa hadda mid walba ku ridaya codkiisa sanduuq.

Doorashada oo ay goob joog ka yihiin xubno ka kala socda beesha caalamka, waxaa ay ka dhaceysaa dugsiggii sare ee booliiska ee magaalada Muqdisho.
Wararka la xiriira

* Siyaasadda

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dooranaya Madaxweyne cusub oo hoggaamin doona Soomaaliya afarta sano ee soo socota.

Jagada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa u tartamaya 22 musharrax oo shalay iyo dorraad baarlamaanka ka horjeediyay khudbado ay kaga hadlayaan wax qabadkooda.

Waxaa isaga baxay tartanka saddex musharrax oo kala ah Xuseen Khaliif Jaamac, Bashiir Nuur Xasan iyo Cabdiraxmaan Cabdishaku.

Guddigu waxa ay sheegeen in wareegga koowaad cidii 24 ka musharrax hesha saddex meelood laba meel codadka inay noqoneyso Madaxweynaha Soomaaliya.

Haddii qof uu ku guuleeysan waayo wareegga labaad waxaa gelaya afarta murashax ee ugu codadka badan.

Waxaa jiri doona wareeg saddexaad haddii midkoodna uu heli waayo saddex meelood laba meel codadka, markaa wareegga ugu danbeeya waxa galaya laba qof oo keliya.

Waa markii ugu horreysay ee doorasho Madaxweyne ay ka dhacdo dalka gudihiisa tan iyo markii ay burburtay dowladdii militeriga ee Soomaaliya 1991.

Advertisements

About khaatumosate

im somalia jornalis
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s