War Dag Dag ah:-Qarax Caawa Lala beegsaday Xerada Xerta Ee Magaalada Laascaanood

Wararka Naga soogaadhaya mgaalada Laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool ayaa Sheegaya in caawa Qarax Ah nooca Gacanta laga tuuro lala Beegsay xero ay daganyeen Koox diimeed Oo ah Culimada Qaadiriyada Ama Loo yaqaano Xerta.

Qaraxan Ayaa La sheegayaa inuu dhaliyay Dhawaac Badan aad utiro badan, in kastoo aan Warar Xas aan laga helen inta Tirada Wax ku yeelowda Qaraxaas aan la ogayn maadama ay tahay Xili habeenimo ah,

Qaraxan oo ahaa midka Gacanta Laga Tuuro ayaa Gabi ahaanba Gilgilay magaalada laascaanood

Goobta Caawa Lagu Weeraray Bam Gacmeedka ayaa Ah goob kutaala waqooyiga magaalad laascaanood, halkaas Oo ahayd goob xarun u ahyd xerta magaalad laascaanoo

Wixii warar Ah ee kasoo xaba kala soco

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Suicide bombers kill at least six in Somali capital

 

 
EnglishSuicide bombers kill at least six in Somali capital.

MOGADISHU | Thu Sep 20, 2012 5:11pm BST

(Reuters) – Two suicide bombers walked into a restaurant in central Mogadishu and blew themselves killing at least six people, witnesses said, less than a week after militant bombers targeted the country’s new president.

A Reuters photographer said he could see six bodies as well as the severed heads of the two bombers. Chairs and tables were strewn across the restaurant and pools of blood covered the flooring.

“Two suicide bombers targeted a restaurant called ‘The Village’ opposite the theatre. There are bodies and there are wounded people,” said Mohamed Sheikh, a security guard at the National Theatre located opposite the blast site.

The election of President Hassan Sheikh Mohamud last week was hailed by his supporters as a vote for change in a country mired in conflict for more than two decades.

But the latest attacks underscore the security challenges the political newcomer faces as African forces battle to quash a five-year insurgency waged by the Islamist rebel group, al Shabaab.

The restaurant, called “The Village”, is owned by a well known Somali businessman who returned to Somalia from Britain recently.

(Reporting by Abdi Sheikh and Mohamed Ahmed; Writing by Richard Lough; Editing by James Macharia)Image

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Ugu horeyn inta aynaan u gonda degin mawduuceenan waxaan door biday inaynu bal horta isla fahamno waxa uu yahay Kansarku iyo halka uu salka ku hayo sharax koobana ka bixino Wejiyada kala duwan ee uu soo maro, waxyaalaha dhaliya iyo doorka ay ka ciyaaraan Unugyada Jidhkeenu ka samaysan yahay. By: Mj. Hersi Osman. Sawirada

Ugu horeyn inta aynaan u gonda degin mawduuceenan waxaan door biday inaynu bal horta isla fahamno waxa uu yahay Kansarku iyo halka uu salka ku hayo sharax koobana ka bixino Wejiyada kala duwan ee uu soo maro, waxyaalaha dhaliya iyo doorka ay ka ciyaaraan Unugyada Jidhkeenu ka samaysan yahay. By: Mj. Hersi Osman. Sawirada

Ugu horeyn inta aanaynu u gonda degin mawduuceenan waxaan door biday inaynu bal horta isla fahano waxa uu yahay Kansarku iyo halka uu salka kuhayo sharax koobana kabixino Wejiyada kala duwan ee uu soo maro,waxyaalaha dhaliya iyo doorka ay kaciyaaraan Unugyada Jidhkeenu kasamaysan yahay. intii Ilaahay laga helo.
 
Kansarku wuxuu kudhici karaa qaybkasta iyo Xubin kasta oo Jidhkeena kamida,Unug kasta oo Halbowlayaasheenu kasamaysan yihiina wuxuu takhasus kuyahay waxyaalo gaar ah oo ku kaydsan,oo sheegaya wax qabadkooda,hab dhaqankooda iyo koriimadoodo,Unugyadaasoo ay kadhexayso hab war isgaadhsiineed oo ay ku xidhiidhaan ama kuwada shaqeeyaan,Waxay kaloo xambaarsan yihiin qaab-dhismeedkeene,hab-dhaqankeena,dabeecadeena iyo weliba dhaxalkii awoowyaasheen oo ay soo gelayso kumanaan wax oo aanaynaan hadeer halkan kusoo koobi karin, hadii uu markaa meesha kabaxo hidihii uu xambaarsanaa unugaasi ama xidhiidhkii udhexeeyey Unugyadu qabsoomi waayo waxaa markaa aan sidii loogu tala galay u qabsoomayn Shaqadii loo igmadey unugaas,taasoo markaa kalifta in koriimadii Unugu noqoto mid aan xad lahayn oo khal-khal kuyimaado majaruhuna kahabaabo
 
Inta Unug isu bedelayo Kansar waxay badiyaa qaadataa Sanado,waxase jirta in mar walba unugyo kamida jidhkeenu yeeshaan qaab-dhismeedkaa aan dhamays tirnayn ee gabay shaqadoodii inaga oo aan dareemin, nasiib wanaag waxa inta badan ogaada Imunesystem-keena oo ah Taliska guud ee dusha ka ilaaliya Unugyada kamarin habaabay wixii shaqadoodu ahayd kanadhiga mid aan khatar geysan iyagoo baabi’inaya,hadiise Imunesystemkeenu awoodi waayo inuu dilo unugaa ridoobey waxa meesha imanaysa inuu Unugaas oo kaashanaya qaar kale oo noociisa ahi isu rogaan waxa loo yaqaano Kansarka.
 
Hadaba inuu Unug ama Unugyo kamida qaab-dhismeedka Jidhkeenu gabo wixii markii hore shaqadiisu ahayd ama uu xafido wixii ku kaydsanaa sidoodiina u dhaqan geliyo waxaa keeni kara waxyaabo badan oo saamayn dibadeed iyo mid gudeedba kadhalan kara,hadaynu qaar kamida halkan kusoo qaadano waxa kamida
 
Xidhiidhka wada shaqayneed ee kadhexeeya Unugyada laftooda oo ciladi soo wajahdo Isticmaalka waxyaalaha hoos ku qoran ee dhalin kara Kansarka noocyadiisa kala duwan (siiba kan aynu hada kawaramayno) Gen-defekt jahada kalumisa oo kutimaada Unuga laftiisa Mid aad ka hido raacdo Awoowyaashaa ama mid kamida Ehelkaaga dhow oo aad kahido raacdo Xanuunka oo Unugan ku kaydsanaa Muruga kaala soo derista Qof aad jeclayd (Waalid,Walaal iyo Wehel) oo aad weydo sidaasna Ciladu kutimaado. Waxaaynu sidoo kale kasheegi karaa waxyaalaha dibada kaaga yimaada ee dhalan rogi kara Unugyada jidhkaaga sida waxyaalaha sii daaya Radio-active-ka.
 
Iskusoo wada duuboo Unugyadan aynu kahadlayno ee dhalan rogma Kansarkana isu bedelaa waa kuwa curdinka ah ee markaa abuurmaya,aalaana madhacdo in Unugyada qaan gaadhey majarahabaabaan hadii aanay ku iman wax kaxoogbatay. 


 
1: Caloosha
2: Mindhicirka-weyn (Colon) 
3: Mindhicirka-yar  (Jejunum / Ilium)
4: Dhamaadka-mindhicirka (Rektum) 
5: Qabsinka Appendix vermiformis)
6: Mindhicirka laba iyo tobanlaha (Duodenum)
 

Guud ahaan Kansarka waxa loo qaybiyaa laba nooc oo kala ah:

A: Mid fiican iyo
B: Mid xun 

 
Iyadoo lagu kala saarayo Xubinta unugani kasoo bilaabmay iyo inta ay le’egtahay dhalan roganka Unuga laftiisa
 
Kan hore wuxuu ku ekaadaa meesha uu kasoo ifbaxay isaga oo aan u gudbin Unugyada kale ee kuxeeran waana sidaa sababta loogu bixiyey mid fiican.maadaama ay fududahay in wax laga qaban karaa.
 
Nooca labaad (Metastasen) kuma ekaado Unuga uu markii hore ka bilaabmay oo qudha ee wuxuu markiiba weeraraa unugyada kale ee kuxeeran urburiyaana,intaasoo qudha kuma ekaado dhibaatadiisuye wuxuu sitoosa uraacaa Dhiiga oo ah gaadiidka Jidhka isagoo sida ugu dhaqsaha badan kugaadhe Unugyo kale oo hor leh kuna baahsan qaybaha kala duwan ee Jidhka kuna abuuraa Unugyo cusub oo hor leh Cuduka,sidaasaanuu kula baxay Magaca Mid xun.

Noocan dambe aad bay u adagtahay xakamayntiisa iyo in xal loo helo,maadaama uu kufidayo xawli sare.ilaa xataa lagaran waayo Xubinta uu asalkiisii hore kasoo bilaabmay.Qaliin lagu sameeyaa makeeno badiyaa guul laga soo hooyo maadaama uu sixawli ah ugu faafayo qaybaha jidhka.Qaabka keliya ee noocan loo waajahaa in lagula dagaalamo Shucaac lagu gano meelaha uu saldhigtay iyadoo larajaynayo in lagu dhimo ugu yaraan xawaaraha uu ku fidayo iyo in sijoogto ah baadhitaano isdaba jooga loogu sameeyo qaybaha kale ee Jidhka. 
 
Hadii la ogaado inta uu yaryahay Unuga Kansarku ka bilaabmay waxay horseedi karaa in laga midha dhaliyo daaweyntiisa Hadii Unuga Kansarku kabilaabmay dhexroorkiisu kaweynaado hal sentimiter (1cm) waxay u badan tahay inuu mar horeba u gudbey Unugyo kale oo hor leh marka laga hadlayo Nooca xun (inkasta oo aanay mar walba sidaa u dhicin oo Tumorada qaarkood si dhaqso ah u dal balaadhsadaan,halka qaar kalena qunyar socod yihiin).

Hadii la ogaado Xubinta uu asalkeedii hore kabilaabmay nooca xawliga kufida Metastasen (nooca xun) waxaa daraasado lasameeyey lagu ogaadey in lagu saadaalin karo Xubnaha cusub ee uu weerarkiisu kusoo maqan yahay ,boqolkiiba Todoba ayaa ah noocyada Kansarka xawliga kufid,nasiib darose mar hadii Cudurku kasoo gudbo Unugii uu kabilowday lana ogaado goor uu ku habsadey Unugyo hor leh oo noqon kara waax kastoo Jidhka kamida waxaa adkaanaysa in lasaadaaliyo Organada uu kusoo fool leeyahay,arintaasoo mugdi gelisa rajadii laga qabey kaguulaysiga Cudurkan halista ah.
  
Kansarka Mindhicirka:


           Mindhicirka Caafimaadka qaba
 
Kansarka-mindhicirku wuxuu aad ugu badan yahay Wadamada qaniga ah iyo kuwa Wershedaha hore uga maray.

Kansarka mindhicirku wuxuu ka soo baxaa Mindhicirka weyn. Wuxuuna sida qaalibka ah ka billawdaa Buro yar oo ka soo baxda Mindhicirka oo loo yaqaan polyps. Muddo kaddib, polyps-ka qaarkii wuxuu isu bedelaa  kansar. Kansarka-mindhicirku waa kansarka gala Mindhicirka-weyn (colon), qaybta hoose ee habka-dheefshiidka. Marka lagu daro Kansarka Futada oo isna  gala 6-da halbeeg ee ugu dambeeya ee Mindhicirka waxaa lasku yidhaahdaa Kansarka-mindhicirka.Badiyaa Tumorada kudhaca Mindhicirka yari ma badna boqolkiiba sagaashan baa lasheegaa inuu Cudurkani kudhoco Mindhicirka-weyn halka kan Futada lagu qiyaaso boqolkiiba Laba.Iskusoo wada xooriyoo qayb kasta oo Mindhicirka ahba wuu ku dhici karaa,waxayse ku kala tagan yihiin nooca Xubinta haleelay inuu yahay mid xun iyo mid fudud.


             Sawirka Mindhicir kansar ku dhacay
 
 
Calaamadaha lagu garto:  

  • Dhiig lagu arko Saxarada
  • Mindhicirka oo majiirma
  • Shuban iyo Calool istaag isu kaa bedela
  • Isbedel ku yimaada sidii aad u saxaroon jirtey
  • Dibiro soo noq-noqota
  • Xanuun ama Xumad 
  • Saxarada oo si lama filaana u soo dhaafta qofka
  • Miisaanka Qofka oo si lama flaana isu dhima
  • Appetite-ka oo kaa luma,
  • Daal,
  • Wahsi 
  • Uur ku jirta oo si la dareemi karo kuu adkaata 
Maadaama isbedelka Kansarka-mindhicirku yahay mid soo gur-guurta waxay sababtaa in badiyaa la ogaado goor dambe,calaamada ugu horaysa ee lagu gartaana waxay tahay marka Saxarada lagu arko Dhiig.
  
ps: Adigoo badsada waxyaalaha ay kubadan yihiin Vitamins-ka siiba Vitamin D iyo Vitamin C  waxay wax weyn katartaa kahortaga Kansarka-indhicirka. 
 
Sida Loo Baadho:
 
Farsamooyinka lagu daahfuro laguna ogaado Kansarka-mindhicirku waxay kukala duwan tahay hadba inta ay jirto masaafada uu gogosha dhigtay Kansarku.Rubuc kamida Cudurku wuxuu sababo aan lagaranayn kudhacaa 15-ka cm ee udambeeya Mindhicirka waxana badiyaa dhakhaatiirtu u adeegsadaan qalab la’aan iyagoo Fara kutaabasho isticmaalaya (Faraha ku cadaadinaya qaybta ugu hoosaysa Mindhicirka).
Meelaha ama Gobolada halkaa kasii durugsan waxa lagu hubiyaa baadhitaanka nooca (Rektoskopie)-ga loo yaqaano.Marka gebi ahaan Mindhicirka wayn si hufan loo baadhayona waxaa loo adeegsadaa baadhitaanka loo yaqaano (Koloskopie)-ga (Tuubo afka hore kuwadata Kamarad iyo Maqas halmar lagu wada samaynayo baadhis iyadoo weliba meesha laga shakiyo qayb yar oo kamida lasoo jarayo si baadhis dheeraada oo Labor loogu sameeyo debeda  (Biopsie) )


 Adeegsiga  baadhitaanka (Koloskopie)-ga
  
Sidee looga hortagaa:
 


  • Cunida Khudradaha iyo midhaha siiba kuwa Qamadiga iyo wixii dhigooda ah
  • Kaluunka iyo Hilibka Baaleyda (Digaaga) oo lagu doorsado Hilbaha kale
  • Kawaantoga Cabida Aalkohoolka .
  • In laga dheeraado waxyaalaha dadku u isticmaal inay kahelaan Energy aan dabiici ahayn
  • Badsiga dhaq-dhaqaaqa Jidhka sida Isboortiga. 
     
    Marxaladihiisa khatarta ah:
     
    Marka uu Kansarka-mindhicirka qaan gaadh noqdo gaadhona Unugyada kale ee kuxeeran ama Tumorku noqdo mid aad u kobcay ama yahay mid dhiigbax badan samaynaya waxaa Qofka ku iman kara dhiig la’aan.
  • Hadii Tumorku aad u weynaado wuxuu sababaa inuu adkeeyo soobixitaanka Saxarada ama mararka qaarkood isba hortaagaa,taasoo ay qasab tahay in sida ugu dhaqsaha badan qaliin deg-deg ah qofka loogu sameeyo.(sida sawirkan hoose kamuuqata)

  •          Mindhicir uu ooday Tumorkii Kansarku 
      
    Waxaa dhacda in cadaadiska koritaanka Tumorku sababo daloolinta Gidaarka Mindhicirka,wixii Mindhicirka kujireyna kusii daayo Uurkujirta taasoo keenta ama lagu garto xanuun aad u daran oo si dhaqso ah Qofka ulasoo dersa,intaa waxaa dheer in marxalada noocan oo kale ahi  geyeysiisaa Qofka kusugnaanshaha halista nololeed meesha ugu saraysa iyo weliba in fatahaadii Mindhicirka dalooshamay Kansarku uga sii gudbo Halbowlayaal kale oo hor leh Sida:Sambabada iyo Beerka iyo weliba isagoo bur-buriye Xubno kale oo muhiimad weyn ugu fadhiya nolosha.

    Waxyaalaha laga dayriyey:

    Cuntooyinka Duxdu kubadan tahay kuna yartahay waxayaalaha Dhirta kasoo jeeda sida: Salaadka,Khudrada iyo Midhaha Waxyaalaha ladubey,aadka loo moofeeyey(ilaa ay yeesheen dhibco mad-madow) Cuntooyinka Milixdu kubadan tahay Cabitaanka Aalkohoolka Qiijinta Sigaarka intuba waxay usii gogol xaadhaan Kansarka-mindhicirka
     

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Somalia inaugurates elected president after 20 years of strife.

Somalia inaugurates elected president after 20 years of strife.

By Abdi Sheikh and Mohamed Ahmed
Sunday, September 16, 2012

MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s new president Hassan Sheikh Mohamud took office on Sunday, calling for an end to terrorism and piracy in a nation mired in conflict for more than two decades.

Mohamud’s inauguration, the first of its kind since the country slid into civil war after warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991, follows a regionally-brokered, UN-backed effort to end fighting in which tens of thousands of people were killed and many more fled.

Mohamud is a relatively new face in Somali politics, but the one-time academic will have to encounter old problems: acrimonious clan politics, rampant corruption, maritime piracy and a stubborn insurgency by al Shabaab Islamist rebels.

“We want Somalia free from piracy, terrorism and asylum seekers abroad. We want to create a united community so that Somalis and the neighbouring countries can live peacefully,” Mohamud said during his inauguration at a ceremony in a fortified hall in Mogadishu’s police training camp.

“Somalia has now turned a fresh page.”

Islamist suicide bombers attacked the hotel where Mohamud and the visiting Kenyan foreign minister were addressing a news conference on Wednesday. They were unhurt.

Mohamud’s inauguration ends a succession of United Nations-backed transitional governments since 2004.

He takes over from Sheikh Sharif Ahmed, who took over as head of a transitional government in 2009 but was defeated in this week’s vote among members of parliament to appoint a new leader.

“I urge all Somalis to work cordially with the Somali president, his government and the parliament,” the outgoing president said during the ceremony.

An African Union (AU) force comprising Ugandan, Djiboutian, Kenyan and Burundian soldiers is fighting al Shabaab in various parts of the country and is planning an onslaught on Kismayu, Somalia’s second biggest city, which is a base for the group linked to al Qaeda.

Weakened by internal divisions and financial constraints, al Shabaab still control swathes of southern and central Somalia, while pirates, regional administrations and local militias also vie for control of parts of the Horn of Africa country.

During the inauguration, AU and government forces blocked key city roads and the only planes allowed to land or take off were those carrying dignitaries attending the ceremony.

Among those in attendance were Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh, Ethiopia’s incoming Prime Minister Hailemariam Desalegn, AU Chairman Jean Ping, UN Special Envoy for Somalia Augustine Mahiga and other officials from the AU, UN and Arab League.

“Meles Zenawi, our late great leader, always worked very hard to stabilise Somalia. I wish he were with us today to witness the fruits of his labour – stabilization and democracy,” Hailemariam said during the ceremony, his first international assignment after being approved to take up the post of prime minister on Saturday. (Editing by George Obulutsa and Andrew Roche)

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Alshabaab oo Kismaayo Iskaga baxday?

 

 
SomaliAlshabaab oo Kismaayo Iskaga baxday?

16 September 2012.

Axad (khaatumostate Press) – Wararka aan ka helyno Warar xog-ogool ah ayaa sheegaya in Ciidamadda Alshabaab iskaga baxeen Magaaladda Kismaayo, dhanka Kalle Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in dadka Deegaanka u sheegeen in Alshabaab ka baxeen Magaaladda.

Wararka ayaa waxa ay leeyihiin in sidoo kale Magaalada Kismaayo xilligaani ay tahay mid haawanaysa, dadkanu ay ku dhur sugayaan cidda la wareegi doonta gacan ku haynta Kismaayo. 

Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay gabi ahaamba fasaxeen Maxaabiis ku xir xirneyd Xabsiyo ku yaalla gudaha Kismaayo, taasina xaalka Magaalada ay kasii dhigtay mid kacsan. 

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Alshabaab oo Kismaayo Iskaga baxday?

 

 
SomaliAlshabaab oo Kismaayo Iskaga baxday?

16 September 2012.

Axad (khaatumostate Press) – Wararka aan ka helyno Warar xog-ogool ah ayaa sheegaya in Ciidamadda Alshabaab iskaga baxeen Magaaladda Kismaayo, dhanka Kalle Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in dadka Deegaanka u sheegeen in Alshabaab ka baxeen Magaaladda.

Wararka ayaa waxa ay leeyihiin in sidoo kale Magaalada Kismaayo xilligaani ay tahay mid haawanaysa, dadkanu ay ku dhur sugayaan cidda la wareegi doonta gacan ku haynta Kismaayo. 

Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay gabi ahaamba fasaxeen Maxaabiis ku xir xirneyd Xabsiyo ku yaalla gudaha Kismaayo, taasina xaalka Magaalada ay kasii dhigtay mid kacsan. 

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Ethiopian Prime…

Ethiopian Prime Minister to arrive in Moqdisho.

Sunday 16 September 2012.

(khaatumostate.wordpress.comImage Press)- The newly Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn and members of Ethiopian ruling party are expected to arrive Somalia capital Moqdisho, a source said to Ogadentoday Press

The prime Minister and his delegation are participating in Somalia Presidential inauguration ceremony, taking place in Somalia Police academy of General Kahiye.

The source said that the delegations from the US, Europe, AU, Arab countries are also expected to gather in Moqdisho.

It is a historic moment for Somalia after 40 years; president is elected in the soil of Somalia.

Presidents of Sudan, Djibouti, Uganda, and Kenya are expected to arrive also, a source said.

Somali parliaments elected Hassan Sheekh Mohamed as Somali President on 10 September.

Speaking to VOA, the President vowed to Reset Security after Assassination Attempt when Alshabab Group militia attacked on Jazeera Hotel where he was residing.

Ethiopia is accused of political involvement in Somalia for the last 20 years and arming the warlords in Somalia.

Ethiopia sent its troops into Somalia to oust Islamist groups controlling southern Somalia In late 2006 and currently, Ethiopian troops are in Somalia, region of, Hiiraan, Bay and Bakool.

Somalia central government collapsed in 1991 civil war, after Mohamed Siyad Barre is ousted by opposition forces and last eight years Somalia formed a transitional government that end on 10 September election.

Aside | Posted on by | Leave a comment